Templates by BIGtheme NET
Home / NEWS TODAY

NEWS TODAY

Daawo Muqalka Khudbadii Madaxweyne Jabuuti Uu Ka Jediyey Kulanka Wadajirka Xildhibanada Labada Aqal Ee Federalka Somaliya

Muqdisho Wanaagside.comMadaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow gaaray xarunta akademiyada booliska Jen. Kaahiye (Iskoolo Buluusiyo) ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanada labada gole ee dowladda ayuu haatan u jeedinayaa Madaxweynaga Jabuuti Geelle waxaana ...

Read More »

Daawo Sawirada Madaxda Ugu Sareysa Jamhuriyadaha Somaliya Iyo Jabuuti Oo Xariga Ka Jaray Safarada Jabuti Ku Yelatay Muqdisho

Muqdisho Wanaagside.com Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya. Dhismaha safaarada Jabuuti ayaa laga hirgeliyey degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho. Xarig-jarka safaaradaan ...

Read More »