Templates by BIGtheme NET
Home / NEWS TODAY / Madaxweynaha Koofur Galbeed Somaliya Oo Magacabay Wasiiro Cusub Arag Cadenta Iyo Xilalka

Madaxweynaha Koofur Galbeed Somaliya Oo Magacabay Wasiiro Cusub Arag Cadenta Iyo Xilalka

BaydhabaWanaagside.com Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Sadex Wasiiro dowlo oo kamid noqonaya golaha Wasiirada maamulkiisa.

Sadexdan Wasiiru Dowle ayaa kamid noqonaya golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed uu horey u magacaabay Madaxweyne Lafta Gareen.

Halkan ka Akhriso Digreetada Madaxweynaha 

 

About Ahmed Xaaji Halane

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

shares