Templates by BIGtheme NET
Home / NEWS TODAY / Mid Kamida Xildhibanada Barlamanka Oo Ku Baqay In Kenya Laga Saaro Gudaha Somaliya

Mid Kamida Xildhibanada Barlamanka Oo Ku Baqay In Kenya Laga Saaro Gudaha Somaliya

Muqdisho Wanaagside.com Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in muddooyinkii dambe ay soo noq noqonayeen gabood fallada ay u geesanayaan Ciidamada Kenya shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala K/Somalia

Jeesow ayaa XFS ka dalbaday in gabi ahaan Ciidanka Kenya laga saaro dalka, iyada oo loo marayo Taliska AMISOM.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa carabka ku dhuftay in burburinta lagu haayo xarumaha shirkadda Hormuud in laga leeyahay dano ganacsi, si kor loogu qaado ganacsiga shirkadda Safaaricom oo laga leeyahay Dalka Kenya.

Ugu dambeyn Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ku eedeeyay madaxda maamulka Jubbaland in ay indhaha ka laabteen wax ka qabashada dhibaatooyinkaasi.

About Ahmed Xaaji Halane

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

shares