Templates by BIGtheme NET
Home / NEWS TODAY / Daawo Sawirada Danjiraha UK oo Garay Baydhaba Lana Kulmay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Daawo Sawirada Danjiraha UK oo Garay Baydhaba Lana Kulmay Madaxweynaha Koofur Galbeed

BaydhabaWanaagside.com Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Maanta Magaalda Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender oo halkaas gaaray saaka.

Labada Mas’uul ayaa kulan gaar ah waxay ku wada yeesheen Xarunta Madaxtooyda Koonfur galbeed,iyaga oo ka hadlay arrimaha Siyaasda, Amniga iyo abaaro la sheegay inay deegaano ka tirsan gobolkaas ka jiraan.

Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya iyo Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa kaloo isla soo qaadeen sidii dowladda Ingiriiska ay Maamulka Koonfur Galbeed uga caawin lahaayeen dhinacyo badan.

About Ahmed Xaaji Halane

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

shares